Paul Merson oo Saadaal Ka bixiyay Kulanka West Ham United Vs Manchester United iyo Kooxda Badineysa

Photo/SkySports Paul Merson ayaa saadaaliyey Manchester United inay guul dirqi ah 1-0 kaga gaarto West Ham United. Red Devils ayaa ku bilaabatay isbuucaan hogaanka horyaalka Premier League, iyadoo Ole Gunnar Solskjaer wiilashiisa ay heleen 10 dhibcood heleen afartii kulan ee ugu horeysay horyaalka heerka koowaad. Manchester United ayaa ka badisay Newcastle United iyo Wolves kulamadii […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII