Paul Merson oo Shaaca ka qaaday Saadaashiisa Kulamada Premier league Maanta iyo Kooxaha badinaya

Photo/SkySports Saacado kadib maant waxaa la ciyaarayaa Kulamo ka tirsan Horyaalka Premier league iyadoo Kooxda Manchester United ay Garoonkeeda ku soo dhaweeneyso Newcastle United. Saxafiga Paul Merson ayaa saadaashiisa ku Cabiray Kulamada La Ciyaarayo maanta iyo Kooxaha gaaraya guulahooda. Paul Merson ayaa sheegay in Kulanka Chelsea iyo Aston Villa ay Kooxda Chelsea ku badineyso 3-1. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII