Paul Pogba oo dhigay Rikoor isaga gooni u ah oo horay uga dhicin Premier League

Paul Pogba Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United Paul Pogba ayaa dhigay rikoor cusub oo Premier League ah. Pogba ayaa diiwaan galiyay 7 caawin afartii kulan ee furitaanka Premier League xilli ciyaareedkan – waana wax uusan horay u sameynin ciyaaryahan kale. Ciyaaryahanka khadka dhexe ayaa caawiye u noqday Bruno Fernandes iyo Jesse Lingard kulankii shalay ay 4-1 kaga badiyeen Newcastle United . Pogba ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII