Paul Pogba Oo Diiday In Uu Heshiis Cusub U Saxiixo Man United & Wadahadalo Uu La Furay Kooxda Uu Ku Biiri Doono.

Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara kooxda Man United ee Paul Pogba ayaa diiday in uu heshiis cusub u saxiixo kooxda Iyada oo uu wakiilkiisu wadahadalo la bilaabay kooxda PSG. Wargayska RMC Sport aya sheegaya in uu wakiilka xiddigu la kulmay milkiilaha kooxda PSG si uu ugala hadlo ku biirista xiddiga ee kooxda reer France inta […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII