Paul Pogba oo go’an ka qaatay Mustaqbalka Manchester United ee la hadal hayo

Paul Pogba Paul Pogba ayaa lagu soo waramayaa in uuna wax go’aan ah ka qaadan doonin mustaqbalkiisa Manchester United ilaa bisha April. Qandaraaska xiddiga heerka caalami ee dalka Faransiiska ee Old Trafford ayaa dhacaya bisha June ee soo aaddan, Red Devils ayaana ilaa hadda awoodi weyday inay heshiis la gasho ciyaaryahanka khadka dhexe oo ku […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII