Paul Pogba Oo Magacaabay Xiddig U Ciyaara Chelsea Ee U Qalma Abaalmarinta Ballon d’Or In Ka Badan Ronaldo & Messi.

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Man United Paul Pogba ayaa sheegay in uu xiddiga N’Golo Kante u qalmo ku guulaysiga Abaalmarinta Ballon d’Or ka dib markii uu Chelsea ku hogaamiyay Champions League. Kante ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah isaga oo Chelsea kula guulaystay champions League xilli ciyaareedkan waliba soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII