Paul Pogba oo sheegay in Manchester United u qalantay in laga Badiyo. (

PAUL POGBA ayaa qirtay in Manchester United ay u qalantay guuldarro kulankii Leicester isagoo su’aal geliyay maskaxdooda iyo taatikadooda. United oo aan laga badinin 29kii kulan ee ugu danbeysay ee ay marti ahaayeen horyaalka ayaa waxaa 4-2 ku garaacday kooxda Leicester City. Pogba ayaa u sheegay BBC Sport: “Waan u qalanay inaan guuldareysano. Haddii aan […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII