Paul Pogba oo ugu danbeyn la joogaya Manchester United Xili Ciyaareedka Cusub

Photo Getty Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United Paul Pogba ayaa u muuqda mid sii joogaya kooxdiisa xili ciyaareedka cusub. Xiddiga reer France ayaa lala xiriirinayay inuu ka tagayo Red Devils. Pogba ayaa qandaraaskiisa uga harsan yahay kaliya hal sano, taasoo la micno ah inuu si xor ah ugu saxiixi karo koox kale xagaaga dambe. U dhaqaaqista […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII