Paul Pogba oo wali qorsheenaya in uu ku biiro kooxda Real Madrid

Paul Pogba Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United Paul Pogba ayaa lagu soo waramayaa inuu u hanqal taagayo inuu u dhaqaaqo Real Madrid xagaaga soo aadan. 28 jirkaan ayaa galay sanadkii ugu dambeeyay qandaraaskiisa Old Trafford, waxaana uu ilaa iyo haatan diidey isku daygii kooxda ee ku xirnaa heshiis cusub. Pogba ayaa xilli ciyaareedkan ku […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII