Pep Guardiola oo badalay mowqifkiisa ku aadan Harry Kane, Maxaa soo kordhay

Tababaraha Manchester City Pep Guardiola ayaa diiday inuu kala hadlo Harry Kane markii wax laga weydiiyayw eeraryahanka Tottenham Hotspur intii lagu guda jiray shirkii jaraa’id ee maanta. Guardiola ayaa shaaca ka qaaday todobaadkii hore in ay xiisaynayeen saxiixa kabtanka England xagaagan waxayna qorshaynayeen inay wadahadalo badan oo suuqa kala iibsiga ah la furaan kooxda ka dhisan Waqooyiga London. Si kastaba ha […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII