Pep Guardiola oo Codsi u diray Taageerayaasha Manchester City oo Xalay ka maqnaa Garoonka

Pep Guardiola ayaa ku booriyay taageerayaal badan oo Manchester City ah inay ka soo qeyb galaan ciyaaraha kooxda ciyaareyso kadib kulamadii u danbeeyay oo taageero laga waayay. City ayaa RB Leipzig kaga adkaatay 6-3 ciyaar xiiso badneyd oo sagaal gool leeskaga dhaliyay Etihad habeenkii Arbacada si ay ugu bilowdo ololahooda Champions League. Laakiin iyadoo Southampton […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII