Pep Guardiola oo galaya Todobaadkii ugu Adkaa ee Manchester City iyo Kooxaha uu Wajahayo

Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa waajahaysa toddobaadkii ugu adkaa oo lagu tilmaamay midka sawirka ka bixin doona sida uu noqon doono xilli ciyaareedkeedu. Man City ayaa galaysa toddobaad cidhiidh ah iyo kulamo adag oo ay jeclaan lahayd in waqtiyo loo dhaxaysiiyo, kuwaas oo horyaalka Premier League iyo Champions League iskugu qaybsan. Tababare Pep Guardiola […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII