Pep Guardiola oo ka hadlay Gabriel Jesus iyo Mustaqbalkiisa Kooxda Manchester City

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Pep Guardiola ayaa carabka ku adkeeyay muhiimada uu Gabriel Jesus u leeyahay kooxdiisa Manchester City iyadoo Harry Kane wali uu ku jiro qorshaha kooxda. City ayaa si aad ah loola xiriirinayay inay u dhaqaaqi doonto kabtanka Tottenham iyo xulka England Kane xagaaga oo dhan waxaana tababare Guardiola todobaadkii hore xaqiijiyay xiisaha […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII