Pep Guardiola Oo Ka Warbixiyay Xaalada Dhaawac Ee Ilkay Gundogan Ka Hor Final-ka Champions League.

Tababaraha Kooxda Man City ee Pep Guardiola ayaa ka warbixiyay xaalada xiddiga khadka dhexe ee kooxdiisa ee Ilkay Gundogan ka dib dhaawacii ka soo gaaray Brighton ee Premier League. Xiddiga khadka dhexe ee Ilkay Gundogan ayaa dhaawac uga baxay kulankii ay kooxdiisa Man City guuldarada kala kulantay Brighton kulan ka tirsanaa horyaalka premier League. Man […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII