Pep Guardiola Oo La Xidhiidhay Xiddig U Ciyaara Barcelona Si Uu Ugu Qanciyo In Uu Yimaado Etihad

Mustaqbalka Antoine Griezmann ayaa u muuqda mid yaala horyaalka Premier League gaar ahaan kooxda Man City. Sida laga soo xigtay shabakada Footmercato, Pep Guardiola ayaa haatanba la xidhiidhay weeraryahankan si uu wax uga ogaado xaaladiisa. Tababaraha kooxda Barcelona ee Ronald Koeman  ayaa sheegay in uu adeegsan doono dhamaan xiddigaha kooxdiisa laakiin ma uusan xaqiijin inuu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII