Pep Guardiola Oo Shaki Ku Tuuray Qorshaha Man City Ee U Dhaqaaqista Harry Kane.

Tababaraha Manchester City Pep Guardiola ayaa umuuqday inuu meesha ka saarayo u dhaqaaqista Harry Kane sababa la xiriira qiimaha ay ku dooneyso Tottenham Hotspur. Xiddiga Harry Kane ayaa qirtay in uu doonayo in uu isaga tago kooxda Tottenham kadib 17 sano oo uu ku qaatay kooxda kadib markii ay kooxdu koob la’aan baxday xilli ciyaareed […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII