Pep Guardiola oo taageeray Qorshaha World Cup-ka looga dhigayo Labada Sano

Tababaraha Manchester City Pep Guardiola ayaa taageersan qorshaha Arsene Wenger ee ku aadan in koobka aduunka la qabto labadii sanaba mar. Wenger ayaa soo jeediyay Koob Adduun oo labadii sanaba mar la qabto, oo sanad walba la qabto tartamo waa weyn, si aad ahna loo yareeyo fasaxyada caalamiga ah ee bartamaha xilli ciyaareedka. Tababarihii hore ee Arsenal ayaa filaya in fikradihiisa ay FIFA […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII