Pep Oo Si Cad Uga Hadlay Go`aanka Man City Ee Soo Xero Gilinta Harry Kane!

Tababaraha kooxda Man City ee Pep ayaa daaqadda ka saaray suuragalnimada ah in kooxdiisa xagaagaan la soo hishiiyaan weerrayahanka Tottenham ee Harry Kane Laacibkaas ayaa aad loogu badinayaa in uu baxayo waxa uuna ku war giliyay maamulka Tottenham in uu baxayo xagaagaan City waxa ay horay u bandhigeen dalab gaaraya 100 milyan oo gini balse […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII