Pep oo xaqiijiyay in Laporte uu ku soo bilaaban doono kulanka Arsenal

Manchester City ayaa gaartay guusheedii ugu horeysay ee xilli ciyaareedka dhamaadkii isbuucaan. City ayaa haatan isku diyaarineysa kulanka dhanka Arsenal oo ay wajihi doonaan bilowga kulanka Sabtida. ka hor ciyaarta, Pep Guardiola ayaa durba xaqiijiyay in Aymeric Laporte uu ku soo bilaaban doono. Mar uu ka hadlayey inuu shaxdiisa kulankii Norwich ka dib, tababaraha reer […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII