Philippe Coutinho Oo Ku Laabanaya Horyaalka Serie A-da, Kooxdee Ayuu Ku Wajahanyahay?

Philippe Coutinho ayaa lagu soo waramayaa in loo soo bandhigay kooxda AC Milan, iyadoo Rossoneri ay dooneyso inay buuxiso booskii uu banneeyay Hakan Calhanoglu oo ku biiray kooxda ay isku magaalada yihiin ee Inter bishii hore. Xiddiga qadka dhexe ee weerarka uga ciyaara kooxda Barcelona ayaa waxaa soo gaaray dhaawac culus oo jilibka ah bishii […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII