Philippe Coutinho Oo Ku Riyoonaya In Uu Ku Laabto Liverpool

Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara kooxda Barcelona ee Philippe Coutinho ayaa lagu soo waramayaa in uu ku riyoonaya in uu ku laabto kooxda Liverpool sida ay sheegayaan wararku. Ka Tagistii Philippe Coutinho ee Liverpool ayaan noqon mid guulaysata iyada oo uu xiddiga reer Brazil aad ugu dhibataooday garoomada tan ilaa markii uu ka tagay Anfield […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII