Philippe Coutinho Oo Ku Soo Wajahan Premier League, Koxdee Doonaysa?

Leicester City ayaa lagu soo waramayaa in ay dalab 20 milyan ah ka gudbinayso xiddiga khadka dhexe ee kooxda Barcelona ee Philippe Coutinho sida ay sheegayaan wararku. Xiddiga 28 jirka ah ayaa kaliya 14 kulan oo La Liga ah u saftay Barcelona xilli ciyaareedkii dhamaaday isaga oo inta badan ee xilli ciyaareedka ku seegay dhaawac […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII