Premier League Oo Caqabad Ku Noqonaya Baacsigii Ay Man City Ugu Jirtay Harry kane, Qaab Noocee Ah?

Kooxda Man City ayaa lagu soo waramayaa in ay ku sii adkaatay helitaanka saxiixa weeraryahanka kooxda Tottenahm ee Harry Kane sida ay sheegayaan wararku. Bishii hore Man City ayaa si aad ah loola xidhiidhinayay saxiixa xiddiga reer England iyaga oo u doonaya bixitaanka Harry kane kaas oo ka tagay kooxda markii uu dhacay heshiiskiisu. Kooxda […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII