PSG Mise Barcelona? Georginio Wijnaldum Oo Go’aansaday Kooxda Uu Ku Biirayo.

Paris Saint-Germain ayaa lagu soo waramayaa inay Barcelona uga hor martay tartanka loogu jiro saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Liverpool Georginio Wijnaldum sida ay sheegayaan wararku. Xiddiga reer Holland ayaa u muuqday mid qarka u saaran in uu ku biiro kooxda Barcelona ka hor intii ayna PSG miiska u saarin xiddiga 30 jirka ah dalab […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII