PSG oo 0-2 ku dubatay kooxda Reims, Kylian Mbappe oo labo mar Shabaqa soo taabtay iyo Messi oo soo muuqday

kooxda kubada Cagta ee PSG ayaa gaartay guul muhiim ah iyadoo booqasho ugu tagtay kooxda Reims kulan ka tirsan Horyaalka Ligue 1 Dalka Faransiiska, Xidiga Messi ayaana Caawa soo saftay kulankiisa ugu horeeyay isagoo badalay Neymar Daqiiqadii 65aad ee ciyaarta. Sharaxaada Ciyaarta. Kooxda Paris Saint-Germain ayay ku qaadatay 16 daqiiqo qabashada hogaanka ciyaarta kadib gool […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII