PSG Oo Man United Ku Cidhiidhinaysa Xiddig Ay Solskjaer Kaga Dhagantahay.

Kooxda PSG ayaa lagu soo waramayaa in ay isku diyaarinayso in ay u dhaqaaqdo saxiixa xiddiga daafaca kooxda Atletico Madrid ee Kieran Trippier sida ay sheegayaan wararku. Red Devils ayaa si aad ah u doonaysa saxiixa xiddiga Kieran Trippier iyada oo uu tababare Ole Gunnar Solskjaer u doonayo in uu la tartansiiyo xiddiga Aaron Wan-Bissaka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII