Qaab Sidee Ayuu Ronaldo uga Falceliyay Markii Xalay La badalay

Ciyaartii ugu horreysay ee Cristiano Ronaldo ee Champions League oo uu u ciyaaro Manchester United tan iyo soo laabashadiisa ayaa si wanaagsan ku bilaabatay kulankii Young Boys, isagoo dhaliyay goolkii ugu horreeyay ee ciyaarta, laakiin waa la bedelay qeybtii dambe, taasoo aad uga xumaatay. United ayaa maamulaysay ciyaarta kadib Cristiano Ronaldo ayaa u dhaliya goolka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII