Qaabka Uu Sergio Aguero Ugu Qancinayo Lionel Messi In Uu Heshiis Cusub U Saxiixo Barcelona Oo La Kashifay.

Madaxweynaha Barcelona Joan Laporta ayaa rajeynaya in Lionel Messi uu go’aan ka gaari doono mustaqbalkiisa kooxda ‘sida ugu dhaqsaha badan’ wuxuuna shaaca ka qaaday in Sergio Aguero uu ka caawinayo dadaalkooda. Heshiiska Lionel Messi ee Barcelona ayaa dhici doona dhamaadka bishan Waxana uu Laprta isku dayayaa in uu heshiis cusub ka saxiixdo xiddiga reer Argentina. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII