Qaabkii Uu Sergio Aguero Ugu Dhawaaday Ku Biirista Arsenal Oo La Kashifay.

Aabaha dhalay Sergio Aguero ayaa sheegay in uu Wiilkiisu wadadalo la qaatay kooxda Arsenal ka hor intii uuna ku biirin kooxda Barcelona. Xiddiga reer Argentine ee ayaa soo afjaray 10 sano oo uu joogay Man City kuna qaatay wakhti fiican oo uu kula guulaystay koobab badan oo uu ka mid yahay premier League. “Haatan wuu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII