Qaliin Wadnaha ah oo lagu Sameeyay Mid kamid ah Xidigaha ugu Muhiimsan kooxda Bayern Munich

Kooxda Bayern Munich ayaa xaqiijisay in xiddiga garabka ka ciyaara ee Kingsley Coman uu khamiistii maray qaliin yar oo wadnaha ah si wax looga qabto arrimaha neefsashada. Coman, oo 25 jir ah, ayaa la dhibtoonayay neefsashada oo gaaban wuxuuna kaliya soo muuqday muuqaal ciyaartii ay Bayern 3-0 kaga badisay Barcelona Talaadadii Champions League. Baaritaan caafimaad […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII