Qorshaha PSG Ee Suuqa Xagaaga Oo La Ogaaday, Barcelona & Liverpool Ayay Saamaynaysaa.

Paris Saint-Germain ayaa durbaba ka fikireysa suuqa kala iibsiga xagaaga waxaana ka go’an inay keenaan xiddiga Barcelona Lionel Messi kaasoo noqon doona xiddig xor ah 30ka June. Kooxda reer France ayaa laag reebay champions League inkasta oo ujeedkodu haatan yahay in ay xilli ciyaareedkan ku dhamaystaan ku guulaysiga horyaalka Ligue 1 iyo Coupe de France. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII