Raheem Sterling Oo Guul Dirqi Ah Ku Hogaamiyay Xulka Qaranka England, Croatia Ayay Garaaceen.

Xulka qaranka England ayaa guul dahabi ah ka gaadhay dhigiisa Croatia oo marti ugu ahaa garoonka Wembley ee magaalada London, kulanka oo qaybtii hore ahaa mid lagu caajisay ayay qaybtii dambe wax yar ka xiiso badnayd midkii hore. Raheem Sterling oo aan u muuqan mid wacan qaybtii hore ayaa awooday inuu goolka madiga ah ee […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII