Raheem Sterling oo Sharuud ku xiray Heshiiskiisa Cusub ee Kooxda Manchester City

Raheem Sterling ayaa lagu soo waramayaa inuu doonayo dammaanad qaadka mustaqbalkiisa Manchester City ka hor inta uusan heshiis cusub u saxiixin Etihad Stadium. In kasta oo uu ahaa xiddig muhiim ah xilligii Pep Guardiola , Sterling wuxuu ku koobnaa afar kulan oo uu ku soo bilaawday iyo lix bedel ku yimid tartammada oo dhan xilli […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII