Raheem Sterling oo Tixgalinaya in uu ka tago Manchester City Xagaagan

Raheem Sterling ayaa lagu soo waramayaa inuu doonayo inuu ka dhaqaaqo Manchester City inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga xagaagan, maadaama xiddiga reer England uusan haatan ku faraxsaneyn kooxda. 26-sano jirkaan ayaa qaab ciyaareed wanaagsan ku lahaa Seddexda Libaax ee Euro 2020, isagoo dhaliyay seddex gool midna caawiyay 7 kulan oo uu saftay, iyadoo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII