Raheem Sterling oo Xalay lagu tuuray Koobab, Harry Kane oo tilaabo Layaab ah Sameeyay

Xidiga Harry Kane ayaa Xalay Sameeyay tilaabo wanaagsan kadib markii Cunsurinimo lagu sameeyay Xidiga Raheem Sterling oo gool ka dhaliyay Xulka Hungary. Raheem Sterling ayaa dabaal dagay markii uu Goolka hore ka dhaliyay Hungary isagoo aaday dhanka taageerayaasha Hungary lakin si lama filaan ah ayaa loogu soo tuuray kabo qaarkood madaxa looga Dhuftay. Harry Kane […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII