Raphael Varane Oo Doonaya In Uu Ku Soo Biiro Man United Laakiin Hal Arin Ayaa Bur-Burin Karta Heshiis Kasta Oo Uu Ugu Dhaqaaqi Karo Old Trafford.

Daafaca Real Madrid Raphael Varane ayaa isha ku haya inuu ku biiro Manchester United xagaagan, sida ay sheegayaan wararka. Kooxda Man United ayaa xiiso u qabta saxiixa xiddiga 28 jirka ah kaas oo diyaar u ah in uu isaga tago kooxda Real Madrid inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaagan. Wargayska The Independent Ayaa sheegaya […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII