Raphael Varane Oo Fariin U Diray Real Madrid Isla Markaas Xaqiijiyay Ku Biiristiisa Man United.

Raphael Varane ayaa xaqiijiyay inuu ugu biirayo Manchester United kadib fariin macsalaameyn ah oo uu u diray Real Madrid. Daafaca reer France ayaa u mahad celiyay kooxda Real Madrid oo uu kula guulaystay koobab isaga oo sidoo kale ka hadlay bilaabashadiisa cusub. Varane ayaan wali ku baasin tijaabada caafimaadka laakiin fariinta uu ku qoray Bogiisa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII