Raphael Varane Oo Haatanba Sii Codsaday lambarka Uu U Xidhan Doono Man United.

Kooxda Man United ayaa ugu dambayn Real Madrid heshiis kala gaadhay saxiixa xiddiga daafaca ka ciyaara ee Raphael Varane kaas oo la filayo in uu si Rasmi ah u dhamaystiro heshiiskiisa todobaadka dambe. Kooxda Man United ayaa 50 milyan oo euro ka bixinaysa xiddiga Varane iyaga oo ka dhigaya daacii 3-aad ee ugu qaalisan taariikhdeeda […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII