Raphael Varane Oo Ku Soo Laabtay Real Madrid & Go’aanka Uu Qaadan Doono Oo La Sugayo.

Tababare Carlo Ancelotti ayaa dib u heli doona qaar ka mid ah xiddigaha kooxdiisa ku maqnaa waajibaadka xulalkooda iyada oo xiddigaha  Karim Benzema, Raphael Varane, Luka Modric, Toni Kroos, David Alaba & Gareth Bale soo laaban doonaan. Kadib markii lagu reebay wareega 16-ka euro 2020 waxa ay xiddigahaas dhamaantood ku soo laaban doonaan tababarka Real […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII