Raphael Varane Oo Qaaday Talaabo U Dhawaynaysa Man United.

Daafaca Kooxda Real Madrid ee Raphael Varane ayaa lagu soo waramayaa inuu raadinayo guri cusub oo ku yaal magaalada Manchester xilli si weyn loola xidhiidhinayo kooxda Man United. Xiddiga 28 jirka ah ayaa bartilmaameed u ah kooxda Man United iyaga oo doonaya in ay ku xoojiyaan daafaca dhexe xilli ciyaareedka dambe. Varane ayaa doonaya in […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII