RASMI: 3-dii Xul Ee Ugu Horeeyay Oo Soo Saaray Liiska Xiddigaha Ay Kaga Qayb Qaadan Doonaan Tartanka Euro 2020.

Tartanka Euro 2020 oo ah mid sanadkii hore la baajiyay ayaa haatan fooda inagu soo haya iyada oo haatanba xulalka qaar ku dhawaaqeen Liiskooda xiddigaha ay kaga qayb gali doonaan tartanka Euro-da. Xulka qaranka Hungary ayaa ah xulka ugu horeeya ee ku dhawaaqay Liiska hordhaca ah ee xiddigaha ay kaga qayb qaadan doonaan tartanka iyaga […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII