RASMI: Arentine Oo Laga Saaray Marti Galinta Tartanka Copa Ameirca 2021.

Xiriirka Koofurta Ameerika ayaa go’aansaday dalka Argentine laga saaro marti galinta tartanka Copa America sanadkan sababo la xidhiidha xanuunka Korona oo si xun ugu faafaya dalka. Tartanka sanadkan ayaa la filayay in ay wada marti galiyaan dalaka Argentina iyo Colombia laakiin waxa Colombia laga saaray marti galinta tartanka sabab la xidhiidha mudaharaado ka socda dalkaas […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII