RASMI: Arsenal Oo Xaqiijisay Lambarka Cusub Ee Uu Thomas Partey U Qaadan Doono Kooxda.

Kooxda Arsenal ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay lambarka cusub ee uu qaadan doono xiddiga khadka dhexe ee Thomas Partey xilli ciyaareedka cusub. Xiddiga reer Ghana ayaa Kooxda u qaadanayay Lambarka No.18 kadib markii uu Arsenal kaga soo biiray Atletico Madrid xagaagii hore isaga oo xilli ciyaareedkii hore xidhay Lambarkaas. Laakiin Kooxda ayaa haatan daabacsaday […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII