RASMI: Arsenal Oo Xaqiijisay Xiddig Ka Tagi Doona Kooxdeeda Dhamaadka Xilli Ciyaareedkan.

Tababaraha Kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa xaqiijiyay bixitaanka xiddiga daafaca ua ciyaara kooxdiisa ee David Luiz dhamaadka xilli ciyaareedkan. Waxa jiray warar sheegaya in uu David Luiz noqon doono xiddigii ugu horeeyay ee ka tagaya Arsenal xagaaga marka uu dhoco heshiiskiisa kooxda reer Lonodon kadib markii uu xiddigu maamulka kooxda u sheegay go’aankiisa. Arteta […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII