RASMI: Barcelona Oo Ku Dhawaaqday Saxiixa Eric Garcia

Kooxda Barcelona ayaa ku dhawaaqday saxiixa xiddiga Daafaca ka ciyaara ee Eric Garcia kaas oo ay qaab xor ah ugala soo wareegtay kooxda Man City. Barcelona ayaa ku dhawaaqday saxiixa daafaca saacado kadib markii ay ku dhawaaqday saxiixa xiddiga Sergio Aguero kaas oo ay isagana qaab xor ah ugala soo wareegtay Man City. Barcelona ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII