RASMI: Benzema oo qandaraaska u kordhiyay Kooxda Madrid

Karim Benzema ayaa qandaraaska u kordhiyay Real Madrid ilaa June 2023, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay kooxda, wuxuu u sii ciyaari doonaa Real Madrid ilaa dhamaadka xilli ciyaareedka 2022-2023. Xilli ciyaareedkii 2020-2021, Benzema ayaa 46 kulan u saftay Real Madrid tartammada oo dhan, isagoo dhaliyay 30 gool isla markaana caawiyey sagaal kale, isagoo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII