RASMI: Busquets iyo Alba oo aqbalay mushahar dhimis & Aguero oo dhammaystiray diiwaangelintiisa

Busquets iyo Alba waxay aqbaleen mushahar dhimis iyadoo Aguero uu dhammaystiray diiwaangelintiisa La Liga Sergio Busquets iyo Jordi Alba ayaa heshiis la gaaray Barcelona si loo dhimo mushaharkooda Barca ayaa ku dhawaaqday in Busquets iyo Alba ay ku heshiiyeen in la dhimo mushaharka xilli ciyaareedkan, isla markaana dib loo dhigo bixinta inta ka dhiman qandaraasyadooda. Qoraalka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII