RASMI: Chelsea oo heshiis amaah ah kula soo saxiixatay xiddiga qadka dhexe ee Atletico Madrid Saul Niguez

Chelsea ayaa heshiis amaah ah kula soo wareegtay xiddiga qadka dhexe ee kooxda Atletico Madrid iyo xulka Spain Saul Niguez iyadoo dooq u haysata inay iibsato. Chelsea ayaa ka shakisay inay la saxiixan karto Saul, laakiin waxay ku guuleysatay inay heshiis la gasho, iyadoo bixisay lacag amaah ah oo ikhtiyaar u leh inay u dhaqaaqdo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII