Rasmi: Chelsea oo Xaqiijisay Nummer-ka uu Xiranayo Lukaku

Weeraryahanka Cusub ee Chelsea Lukaku ayaa qaatay lambarka kooxda ee bannaan ka dib Tammy Abraham oo u dhaqaaqay Roma shalay, iyadoo Lukaku uu sii watay isla lambarka funaanadda uu Inter Milan u xirnaa xilli ciyaareedkii hore. Xiddiga reer Belguim ayaa shalay tababarkii ugu horreeyay ee rasmi ah la qaatay saaxiibbadiisa cusub ee Chelsea ee Cobham, […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII