RASMI: Dalka Marti Galin Doona Tartanka Copa America 2021 Oo La Shaaciyay.

Xiriirka Kubadda Cagta ee Koonfurta Ameerika ee CONMEBOL ayaa ku dhawaaqay in Copa America ee 2021 lagu qaban doono Brazil bisha soo socota. Tartankan ayaa la filayay in lagu qabto dalalka Argentina iyo Colombia inta u dhaxeysa June 13 ilaa July 10. Laakiin labada dal ayaa laga qaaday marti galinta tartanka sabab la xidhiidha xanuunka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII